Noqoshada, qofka waa inuu noqdaa wuxuu rabo inuu noqdo.Meesha waxaa ka baxaysa ma ihi iyo waa ahay, waxaa soo galayysa waa ahay. Waxaan ahay la taliye, inuu dhaho Saciid waaye, khaasatan mid wanaagsan, waxaana iibiyaa talada fiican ok kuu sahlaysa jaad dhibaato aan yarayn ka gudubtid, himilooyin badana gacanta ku dhigtid.
Dhaliyayaal iyo duruufo dhaliya yagleelid shaqo wayn. Salaadda si fiican loo tukado iyo muraaqabada marka hurdada laga kaco waa dhaliyayaasha iyo duruuufaha dhaliya inaad qabsatid shaqo wayn. Caado haddaad ka dhigatidna mar walba waxaad qabsanaysaa shaqo wayn.
No comments:
Post a Comment