Wednesday, March 13, 2013

Dadka Qaarkiis waa Dhag

Dadka qaarkiis waa dhego, waxay wax gartaan markay wax maqlaan,, ama si kale u dareemaan. Kuwaan waxaa la gudboon inay ismaqlaan si ay wax u gartaan.

Buug say u bartaan ha akhriyeen, bacdina ha duubeen, bacdina ha dhagaysteen.

Qaar ka mid ah kuwaan waxay ku raaxaystaan ka waranka iyo wadwadka arimaha caqliga ku saabsan iyo arimaha diinta guud ahaan. Ma haboonoo inay arimahaanka waramaan, ayna wadwadaan?

Saciid wuxuu ka midyahay dadkaan.

 


No comments:

Post a Comment