Saciid wuxuu u gooyay maalin walba inuu afar saac qabsado howlo uu ka helo inuu qabsado uuna ka helo lacag dhan $1500 bishii.
Shaqooyinka Siciid aadka uga helo waxaa ka mid ah raadinta iyo helidda hadaf shishe oo laga helo, istaraatiijiyad lagu gaaro, farsamo aminta dhow la isticmaalo si loo gaaro hadafka shishe, iyo qoondaynta sahayda lama huraanka u ah gaarista hadafka shishe. Ku caawinta dadka inay karantiilaan hadafkooda shishe, sida lagu gaari karo, istaraatiijiyo, sida ugu fiican oo qorshaha loo meel marin karo hadda, taaktiko iyo qoondaynta iyo isticmaalka sahayda maadiga ah iyo midda macnawiga ah ee lagu gaari karo hadafka shishe.
No comments:
Post a Comment