Saturday, March 23, 2013

Siciid iyo sidii loogu taageeray Bicshaaradiisa

Siciid waxaa loo diray inuu furto Skype, nimbuzz, bacdina barto sida loo isticmaalo, si ow ula xiriro macaamiishiisa. Waxaa kaloo loo diray inuu soo ogaado qiimaha webcamka, iyo mid la isku waraysan karo: mid sahlaysa in qof meel kale jooga in la waraysto, bacdina waraysiga internetka la soo galiyo. Arintaan jawaabteeda barri aan ka sugaynaa.

No comments:

Post a Comment