Friday, March 1, 2013

Siduu Saciid wuxuu ku fiicanyahay Lacag uga Helay.

Siciid wuxuu qabsadaa waqti go'aan si uu qabsado howshiisa, hadduu qabsan waayana, lacag go'an aa ka dhimata. Tanuu iska wadaa ilaa uu lacag ka helo shaqadiisa. Tan waa qaabka uu u shaqaysto, waana qabatiimay.

No comments:

Post a Comment