Saciid inta badan qorshe uma diyaarsado ahdaafta uu rabo inuu gaaro, bacdi marka furso soo baxdo, waxba uma diyaarsana, bacdi fursadii waa iska gudbaysaa. Afarta xaraf ee Saciid, oy u bixiyeen culumada cayn cayn ka dhiga insaaniyada, waxaa ugu dambeeya erayga P, oo u tagaan sahmiye, waa nin ku fiican inuu keeno wax cusub, laakiin kuma fiicna inuu go'aan gaaro ama wax uu bilaabay dhamaystiro.
Sidaas darteed, si Nooli looga helo wuxuu Siciid ku fiicanyahay waa inuu jiraa go'aan cad, ama wax go'an. Haddii kale, uma badna inuu wax cago badan gacanta ku soo dhigo. Tan waa inuu gowsdambeedka ku qabtaa.
No comments:
Post a Comment