Sababaha sahlay Siciid inuu helo qorshe guud oo lagu gaaro hadafka shishe iyo qorshayayaal yar yar oo lagu gaaro ahdaafta dhow dhow, waxaa ka mid ah qoridda fikradaha markay ku soo dhacaan ayadoo la garowsanaayo in fikradaha soo dhacaan wax ka yar hal mirir, ama il biriqsi, ayna iska gudbaayaan haddii aan la qaban.
Qaabka afkaarta loo curiyo waa fanaaga afka, ama waa afka waa tagay, ayadoo loo neefsanaayo sida lagu sheegay bogga suufiyada casriga ah, oo xiriirigiisa aad hoos ka hali kartid, ama adoo socda, lugta maalaaya, min xamar ilaa afgooye, iwm, haddii aadan awoodin neefsi ama aqoonteeda aad rabin inaad baratid lugta maal[1].
Saas oo kale, fikradaha marar waxaa jira ay fududahay in la hirgaliyo, hergali markaas. Qabatiin arintaan. Dad waxaa jira arintaan ayagoon baran duqooba. Ha noqon kuwaas.
[1] http://islamic-budhistcomparison.blogspot.com/2013/03/ordinary-existence-and-fall-of-pressures.html

Source of the picture: Afghanland.com
No comments:
Post a Comment