Ilhaamka wax shanta dareeeme lagu arki karo ma aha. Si marka loogu gaaro ujeedo fog iyo mid dhow, waa lama huraan In lagu dareemo mid ka mid ah shanta dareeme.
Saas oo kale, go'aan laawe waa inuu go'aan guntaa, haddii kalena lacag baxshaa.
Dagdagena waa inuu go'aansadaa amintaas ka hor inuu go'aan gaari karin.
Dareeme inow fakiro waaye, Mufakirna inuu dareemo waaye si la isku dheeli tiro.
Banaan u socodka inow gudaha aado waaye, Gudaha u socdahana, waa inuu banaanka aadaa.

No comments:
Post a Comment