Saturday, March 16, 2013

Aaway Caqligaaga

Aan ka soo qaadno warka qofka dhexmara markuu aamusanyahay, ama wararka iskaga soo dhaca waxay ka socdaan madaxiisa.

Haddaad cabbaar isku celisid neefta, waxaas dareemaysaa culays caloosha qaybteeda hoose soo fuulaaya. Dadaa waxaa yiraahdaan meeshaas uu caqliga ku jiraa ama ruuxda.

No comments:

Post a Comment