Qorshaha $1500 Saacid ku helaayo ka hor Maarso 31keeda, 2013, waa kan.
1- Waxaan ku caawiyay Siciid inuu helo wuxuu ku fiicanyahay, bacdina wuu isticmaalay, bacdina waa helay lacagtii, ama waa maalgashaday wuxuu ku fiicanyahay, bacdina sida waxbarasho, tabobar, udurus shakhsi ah, si bacdi aminta fog nolol looga helo.
2- Dad badan oo la mid ah Siciid ayaan ku caawiyay inay helaan waxay ku fiicanyihiin bacdina waxay kala soo baxeen Nooli.
3- Yoolka labaad waxaa lagu gaaray ayadoo la faafiyay qaabkii lagu caawiyay Siciid, ayadoo la adeegsaday walxaha warfaafinta.
4- Siciid saan soo sheegnay waa dhag, udun waxa af-carabiga lagu dhaho.
5- Maqaam, dhigto waxay maqasho waxay leeyihiin qaab ay u yeeraan, qaabkaas qofka meel ow ka dabaaqaa, saasaa yeeritaanka loo dhahaa maqaam, ama dabaaq ama dabaaqsan, meeluu ka dabaaqsanyahay. Marka dhagtu markay maqasho walax, waxay garan kartaa meesha laga dabaaqsanyahay ama maqaamka laga duulaay.
6- Sahayda qorshaha: jadwal hurdo oo joogto ah, xittaa xiliyada fasaxa. Miro iyo guud ahaan raashin ku filan iyo jimicsi.
7- Aminta aan ku mashquulo howsha ku saabsan sidaan Nooli uga helay dookhayga dadkana uga caawiyay, waa markaas markay dumarka I caashaqaan lacagtana waa sidaas. Dhaliyaha cishqiga iyo lacagta waa bicshaaraynta dookha.
8- Wadiiqadana waa Nooli waa ka helay dookhayga sababtana waa tan, waana suubshay, waa warkaas kaliya warka dhaliya cishqiga iyo lacagta.
9- Fursadaha markay jiraan qofka inuu istiilo waaye, qabsigooda wuxuu u baahanyahay dadaal. Maalin walba waa inaad dadaashaa, sida adigoo dhaqaaya digsi madow, waa inaad ku celcelisaa, saburtaa, ilaa aad shaqadaada ka qabsatay.
Qorshaha Guud oo Faahfaahsan
Waxaa jirta inaan qabtay shaqo u sahashay dadka inay bartaan, si guud waxay ku fiicanyihiin, bacdi si ay u doortaan shaqo dalbanaysa isticmaalka waxay ku fiicanyihiin, si ay ula soo baxaan Nooli hadda ama mar dambe. Kan waa a warkii Siciid.
Shaqadaan oo loo suubinaayo dadyow kala gadisan wuxu ku maxaa sacaddii $15. Bacdi Saciid wuxuu u baahanyahay 100 saacadood bishii si uu helo $1500.
No comments:
Post a Comment