Siciid wuxuu ku fiicanyahay waa helnay. Wuxuu ka liitana waa helnay. Wuxuu ku liitaa xusuusta, tan waxay lama huraan ka dhagaysaa in la helo ujeedo cad oo qoran iyo jadwal lagu shaqeeyo. Wuxuu fiicanyahay waa muraaqbaada ama iskorjoogtaynta iyo murtida guud ahaan, waa murtiile. Ayadoo labadaas loo isticmaalaayo sidii Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka looga dhigay meel nabad ah, xorna ah. Si kale haddaan u dhigno wuxuu ku fiicanyahay inuu noqdo macalin Suufi ah islamaraakana siyaasi ah, kasoo dowr la taaban karo ka ciyaaray sidii Soomaaliya ku noqotay nabad iyo xor. Waa Suufi siyaasi ah, suufiyyaha al-siyaasiyyah al-casriyyah.
No comments:
Post a Comment