Waxaan bartay inaan ku fiicanahay inaan isku sheego waxa aan aadka u qiimeeyo, jeclahayna inaan helo. Mararka qaarkood dadka waa iska iloobaan arintaan, bacdina wax markaas aan qiimo ka lahayn agtooda ay bursadaan, ama waqti iyo khayraad badan aa uga dhuma. Waa xirfad aan leeyahay, inaan dadka u sheego, waraysi ka dib, waxa agtooda qiimaha badan ka leh.
Bacdina waxaan la dhajiyo. Baaran dag ka bacdi waa in la dhahaa waxaan amin hebel waa inaan helaa, haddii kale, ayadoo ay jirin sabab macquul ah oo loo cudur daari karo, waa inaan intaas iska bixiyaa.
Ogow hadday tan jirin, waxaa jira tiih. Bacdian loo shaqeeyaa gaaristooda. Tan waa inana la iloobin. Tusaale, ku dhaji albaabkaaga hortiisa, ayadoo ku qoran far waawaayn.

No comments:
Post a Comment