Thursday, April 4, 2013

Dheh waxaad suubinaysid, suubi waxaad dhahday

Ujeedada Saciid waa caddahay, $1500 waa inuu ka helaa 30ka bisha April, waxa uu ku fiicanyahay samayntooda.

Warka noo furan waa istaraatiiji, yoolka, sida lagu gaaray, iyo qaabka istaraatiijiyadda loo hirgaliyay, oo ka kooban taaktiko iyo sahay.

Haddaan si kale u dhigno, warkaan wuxuu noqonaayaa, dheh waxaad samaynaysid, samay waxaad dhahday waa samaynaayaa, war kale meesha kama noola meesha.



No comments:

Post a Comment