Waxaan ka mid ahay dadka iska og mirir ka hore waxa meesha ku socda iyo waxa ku haboon, laakiin markaas si fiican uma fahansani waxaan waxay yihiin.
Marka haddaan iska tawakalo malahayga, gadaal dambe waxaan ka ogaadaa inaan sameeyay sidii meesha ku hagaagsanayd.
Waxaa la yaab leh, inaan marka dambe saan iska suubsho anoon ogayn, sameeyo waxa meesha ku haboon, haddaan warka caddeeyo.
Aayad waxaa jirta dhahaysa, macne ahaan, ruuxda xilli waxaa jira ay kulushahay, waa habeenkii saqde dhexe, waa la qaabayn karaa markaan. Lidkeedna waa jirtaa. أن ناشئة الىل هى اشد وطا وأقوم قىلا.
No comments:
Post a Comment