Qabiitanka wuxuu u shaqeeyaa sida higaadda ayfoonka: erayo waxaa jira markaad qordid lagu saxaayo, sixiddaas haddii aadan diidin, waa la badalaa waxaas qortay. Sixidda qaarkeed waa ma dhammaato, ilaa bil, marka mar walba oodan iska fiirin, waxaad qortay waa la badalaa. Marka waa inaad mar walba baraarugsanaataa.
Si qabatiin aan fiicnayn aad iskaga dhaaftid, bacdina aad mid kale oo fiican u qaadatid, waxaa lama huraan inaad ama ka ku haysid qabiitanka diyaarka ah haddii aan la toosin.
Si ay u dhaco isbadal caam ah, waa inaad leedahay ujeedo cad, jadwal iyo ciqaab iyo abaalmarin. Jadwalka waa inuu noqdaa midaan la badali karin ilaa arin dagdag ah ay jirto.
No comments:
Post a Comment