Dadka qaarkood waxay dhib ku qabaan inay go'aan cad gaaraan. Bacdi waqtiga wuxuu ka dhammaaday ayagoon waxba qabsan, ama guud ahaan guushooda iyo guul daradooda waxaa lagu sharaxi karaa go'aan la'aan, qayb ahaan.
Qolo kalena waxaa lagu sharixi karaa ka fiirsasho la'aan.
Qoloda hore waa inay ku jimicsadaan go'aan qaadasho, kuwa dambana ka fiirsasho.
Bacdmaa Siciid ka tirsanyahay qalada go'aan laawayaasha, shaqadiisa waa inuu noqdaa go'aan cadde. Kuwa la midka ahna saas ku caawiyaa.
Qorshaha guud ee lacagta lagu helaayo wuxuu ka bilaabanaa go'aan cad oon la badali karin.
No comments:
Post a Comment