Qaabaysada haysata daahfurayaasha oo laga fujiyay, bacidna waxaa caado u noqotay inay jirin mashaariic sugaysay amin badan In la qabto, sanado mararka qaarkood.
Mashruuc walba waxaa loo dajinaa labo qorshe.
Mid hore oo ku saabsan intuu mashruucaan qaadanaayo Inta la dhamaystiraayo iyo midda labaad oo ku saabsan dhamaynta mashruuca waqtiga loogu talagalay.
Markaad amin badan ku jimicsatid arintaan, waxaad gaaraysaa inay caado kuu noqato dhamaynta mashaariicda xili kooban gudahood.
Go'aan laawe ha noqon, marna, haddaad go'aan gaartid, haka bixin.
Markaan go'aan gaaro waa xasilaa.
No comments:
Post a Comment