Qorshaha guud ee Saciid waxaa ka mid ah la talinta dhalinyarads laga rabo inay go'aan ka gaaraan waxay ku takhasusaayaan.
Waxaa jirta abla ableeyaha Fitrada Kiirsey, oo Siciid Shahaado ku haysto ku shaqayntiisa iyo fasiridiisa, oy u dheertahay aqoon Jaamacadeed iyo mid iskaa wax u baro ow u leeyahay cilmi Nafsiga, iyo waayoaragnimo dheer oo loo isticmaali karo in ardayda lagu saacido inay dhakhso go'aan ka gaaraan takhasuskooda, si markaas ay ugu isticmaalaan waqtiga iyo khayraadka Jaamacadda inay horayumariyaan waxay ku fiicanyihiin si ay nolol ugala soo baxaan. Islamarkaana ugu gaaraan hadafka shishe ee nolashooda.
Qofka wuxuu ku fiicanyahay meelaha ow isticmaali karo oo noloshiisa ka mid ah xad ma laha.
Saas oo kale meelaha ow ka muusan karo ayadana waa sidaas.
No comments:
Post a Comment