Waxaan soo sheegnay in amin walba oo qofka wax sheegaayo ama samaynaayo ow ka warqabin amintaas, laakiin cabbaar ka dib waa ka wer helaayaa. Tusaale, ninaa raadinaayay inuu helo naag uu ka helo, ayadana ka heshay, si uu u guursado, bacdi markii u la kulmay, marwadii waxay dhahday ayadoo aamusan waa ikaan, diyaarna waa ahayd, ayadoo aamusan, asagana waa gartay, laakiin ma ogayn, marka meeshii waa ka tagay. Marwada safar ay ahady, marka hadduu markaas macluumaad ka helin, uma badna inay mar kale kulmaan.
Sidaad darteed, markuu ka tagay, meesha ay ku soo dhacday, war marwada macluumaad waydiiso. Laakiin arintaan ma oga, sababtoo ah kama fikirin. Ileen waxa markay taagan yihiin lama oga. Marka waa inuu dhahaa waxaa igu soo dhacday marwada macluumaad waydiiso. Markuu saan dhaho, wuxuu ogaanaa inuu haayo qaab uu ku heli karo marwada rabtay, asagana uu rabay, oo ahayd tuu raadinaayay, ayadana raadinaysay. Laakiin hadda ma oga inuu ka fikiray qorshahii ku soo dhacay, laakiin wuxuu ogyahay qorshaha.
Markuuka fikiray qorshaha, waxaa ku soo dhacday, qorshaha ha hirgalin, oo liddi ku ah qorshaha hirgali.Bacdi ma oga inay ku soo dhacday, ha hirgalin qorshaha.
Markaan waxaa u furan inuu labadaba ka fikiro, uu dhaho, ma sameeyaa, mase waa iska dhaafaa? Walow markuu su'aashaan iswaydiinaayo uu ka warqabin inuu iswaydiinaayo?
Hadduu ka fikiro, waxaa laga yaabaa inuu dhaho, war ninyahow kee labada amar sameeyaa. Markaan wuxuu ka warqabaa inuu jiro khilaaf, oo wuxuu isleeyahay war niw yahow waa iskhilaafsanahay, labo arimood oo iska horjeeda aa samay li yiri.
Inta badan middii horay in badan loo sameeyay aa la samaynaa, marka hadduu ninkaan qabatiimay inuu ka tago marwooyinka caaashqasan, asagana uu caashaqansahay, wuxuu ka shaqaynaa, amarkii dhahaayay ka tag marwada aad iscaashaqsantihin, oo is raadinayseen, mana oga markuu arintaan samaynaayo.
Hadduu ka fikiro waa ogaan. Bacdina wuxuu awoodi karaa inuu wax ka qabto.

No comments:
Post a Comment