Wednesday, April 24, 2013

Bilow fiican lama loodiyo

In meel la gaaro waxaa ka horaysa go'aann cad oon la loodin karin, marka xaajada xumaato, go'aanna dood, doodna bolow fiican.

Bilowga fiican dadka qaarkiis waa ilhaam, waa ku soo dhacaa.

Kuwo kalena waa sababaynaayaan, ama wax sabobaysan ay soo daynsanaayaan.

Daahfurayaasha, waa lidka go'aan caddayaasha, waxay u nugul yihiin shuqul laawanimo ka dhalanaysa dood ma dhamaato ah, sababo la xiriira sidii la soo sheegay bilow fiican la'aan, ama bilow aan sal sugan ku fadhin, marka waa la iska loodin karaa, marka xaajada dhanaanaato.


No comments:

Post a Comment