Sunday, April 21, 2013

Qaabka noocaaga loo ogaado

Qaab fudud oo lagu ogaan karo qofka shakhsiyadiisa nooceeda waa sidaan. Marka hore, waa khiyaali ama dareemayaasha. Markaad sawir u dhiibtid, ood wax ka sheeg dhahdid, khiyaaliga wuxuu ka hadlaa wax khiyaali ah laakiin xiriir la leh sawirka. Dareemayaashana wax lagu dareemay dareemayaasha. Midba midka kale waa ka hadli karaa, laakiin uma cago badna.


Afar xaraf waaye, midaan xalinay. Mid kalena waa fikir ama dareen, dumarka kan dambe, raggana kan hore, inta badan. Mid waa adadagyahay, midna naxariis. Waxay kala yihiin qabiid iyo bashaash.

No comments:

Post a Comment