Qofka waa inuu aaminsanyahay in dhib walba haysta inuu xalin karo, asagoo isticmaalaaya wuxuu heli karo.
Midda labaad qofka dhibka haysta waa inuu magacdhabaa, asagoo adeegsanaaya magacyada dhaliya dareenka qotoda dheer.
Bacdina waa inuu xal u helaa, bacdina u hagaajiyaa xalkaas.
Xal u helidda naftigeeda waxay kalifaysaa xalal kale oo fiican la helo, bacdina loo bixiyo magacyo fiican.
Xalka waxaa ka horeeya fikirka iyo magacdhabidda, kaasoo kalifaaya baraarugga qofka inuu balaarto.
No comments:
Post a Comment