Saturday, April 20, 2013

Sii Qorshaynta iyo Hirgalinteeda waxay kugu dhalisaa kalsooni, birlabka guusha

Kalsoonida qayb ahaan waxay ka dhalataa qofka oo aayihiisa ka tashada, oon ogalaanin in duruufaha ama maskaxdiisa marba meel u jiido.

Tusaale, qofka waa inuu go'aansada wuxuu ku falaayo maalintiisa. Ka billow, maanta waxaan hubinaayaa inaan qorshe leeyahay jadwalaysan, oo la soo gudbiyo 10:00 am, EST, ka hor, bacdina la hirgaliyo, ama qiimo la baxsho. Waxaan kaloo hubinaa inuu jadwalkaan isbuucle yahay.

Mararka qaarkood waxaan arkaa dadaan caawin karo, una baahan caawinta, laakiin waa ka aamusaa, ayagana ma waydiistaan. Marka saan dhacdo isku taxaluji inaad dhahdid waa ku haysata arin aan horay u xaliyay, ma jeceshahay inaan kaa caawiyo bilaash.? Maya hadday dhahaan, shaqadaada ma aha. Hadhooti ma dhahaysid saas maxaa u soobin waayay.

Nolosha waxaad u qabtaa inay socoto tahay, hadduu albaab kaa xirmo, mid kale aa furmaaya, waxaad u qabtaa inuu albaab kaa xirmin, isla meeshii ay ka bilaabanee.




No comments:

Post a Comment