Qofka waxaa ku soo dhacaysa hiblaayo waa ku jeceshahay sababtoo ah shaqadaan fiican aad qabatay, hebelna waa saas iwm.
Waxaan asal ahaan waa ammaan, diintana ma ogala in la is amaano. Sidaas darteed, wax fiican ma aha. Nabiga NNKHA wuxuu gaarsiiyay inuu dhaho qofkii ku ammaana carro afka ugu shub. Marka adigana haddaad u bogtid, waxaa mudantahay in carro afka lagaaga shubo.
Runtii waxaan isleeyahay dhibaatada ka dhalata ammaanta waa mid mid qoto dheer. Marka ma aha qofka shaqo fiican hadduu qabto inuu ka fikiro natiijada, waa inuu iska dhaafaa, oo shaqo kale oo fiican qabtaa.
Siciid shaqo walba ow qabto, hadduu lacag ka helin, waa inuu ka socdaa, waajibkiisa waxaa waaye inuu shaqadiisa qabsado, hadduu lacag uu ku noolaado ka heli waayo, waa inuu dadaalka labo laabaa, ee ma aha inuu dhaho see ku heli waayay waxaan shaqaystay, waxaas waa waxa naarta lagu galo.

No comments:
Post a Comment