Monday, April 29, 2013

Niyada iyo Himilooyinka

Qof aamusan ka warama oo hadlaaya iyo qof, qof aamusan oo ka koobinaaya? bacidna xanaaqaaya ama farxaaya. Waxaad u rabtid sida dhabta ah go'aanso, adoon ogayn aa dad kale la waydiinaa, si ayagana loo siiyo waxay leeyihiin waa rabnaa.

Waa xadiis aritnaan: falka, ow yiri Nabaga NNKHA, waa niyada, qof walbana wuxuu leeyahay wuxuu niyaysto. Marka si cad u niyayso waxaas rabtid waa helaysaa.



No comments:

Post a Comment