Friday, April 5, 2013

Riyooyinka iyo Fasirashadooda

Aqoonlayda odorosa hagayaasha nolosha waxay dhahaan riyooyinka waa jaantus. Mushaakilaad badan aa lagu xaliyaa.

Garwaaqsiga arintaan waa mid ka mid ah furayaasha nolosha.


Safarka nolosha waxay u tahay lama huraan.

Sidaas darteed, haddaad u baahantahay fasiraad mudanahaan soo wac bilaash. Tel: 6127356673. Magac Samatalis Xayle.


Saan soo sheegnay ninaa wuxuu ku riyooday asagoo jooga maqaayad ku taala Muqdisho, oo nin adeerkiis ah leeyahay, bacdi maqaayadda intuu soo galin ka hor wuxuu ku arkay marwooyin tiro badan oo ah noocuu raadin jiray. Codaa wuxuu ku yiri, war mid kala bax, mid kale aa wuxuu ku dhahay, maya iska dhaaf.

Fasiraadda waxaa waaye ninkaan labo iska soo horjeeda aa u talinaysay, bacdi markuu la kulmo marwo ay iska helee n, wuxuu ku soo dhacaysa, la hadal,m iyo ka soco. Inta badan waa ka socon jiray. Tan waxay fasiri kartaa ninkaan oo ah ninay dumar badan jecelyihiin sababta ow u yahay doob.

Waxaan kula taliyay inuu marka hore marwooyinka barto, intuu diidin ka hor.
Waxaan kaloo u sheegay bacdamaa ow amin badan ku jimicsaday diidmo, waa ku adkaanaysaa inuu marwo la hadlo, bacdmaa marwada xitaa ay arkayso nin la kala jiidanaayo, marna raba, marna ka cararaaya. Ninka muxuu yahay ay leedahay go'aan ma leh miyaa? Wajigiisa waxay ka akhrisanaysaa labo nin, mid raba iyo mid diidan.

Asagaa xittaa arintaan waa ogyahay, marka wuxuu leeyahay war marwada go'aan laawenimadayda ay arkaysaa,
maxaan iska ceebeeyaa.

Waxaan ku dhahay xalka waa inuu caddaadaa.

Waa iska helnay, sida muuqata, marka waqti ma haysaa hadda ama mar dambe, warkaaga sida maalintii ha u caddaado. Labac waa dhammaaday.

Noqo mudane warkiisa cadyahay, go'aanna leh. Caddaynta, tabyiin, iyo go'aanka cad, xukun, waa astaamayaasha adkaadaha, Casiiska. Ilaahay aa leh astaamahaas, haddana insaanka waa yeelan karaa.

Riyoodaha waxaa ka maqnaa istiil, suubinaa waxa fiican ayadoo la karhaayo, islurka, waa hooyada iyo aabaha horayumarka iyo farxadda. Astooyinka quruxda badan waxay dabo galaan dadaal.

Mudanihii Yusuf CS uu joogay gurigiisa waxaa Quraanka uu ku tilmaamay Adkaade, casiis, lagama wado inuu sifo Ilaahay leeahay, sida aan looga wadin hebel waa xaliim marka la leeyahay.



No comments:

Post a Comment