Saturday, April 13, 2013

Ogaalka waxaad ku fiicantahay waa ra'sumaal

Mulhimiinta tusaale ahaan waxay u dhacaan kuwo isku dhex fikira iyo kuwo banaanka ku fikira. Dareenka iyo fikirkana waa go'aansadayaal go'aansada waxa gudaha qofka jooga ama banaankiisa.

Tusaale waxaa jira qof markuu fakiraayo si fiican u fakira markuu dadka hor taaganyahay, laakiin markuu kaligiis yahay aan go'aan ka gaari karin tayada fikradahiisa.

Dareemayaashiisa wax go'aansada waa banaan ujeed. Ogaalka la ogaanaayo arintaan waxay sahlaysaa in qofkaan afkaartiisa kala ogaado kuwa gaynaaya meeshuu rabo iyo kuwa aan gaynayn, bacdi waxay u badantahay inuu si dhakhso ah ku gaaro meeshow rabo.

No comments:

Post a Comment