Qofka ma noola shalay, barrina lama hubo, laakiin hadda waa noolyahay, marka inta badan waxaad rabtay inaad qabsatid hadda qabso. Waxaa la dhahaa waqtiga mar walba waa hadda, kii tagay maruu ahaa hadda, kan soo socdana maruu noqonaa hadda, kan joogana waa hadda, marka geddi waa hadda.
Marka haddaad qabsatid waxaad qabsan kartid hadda, wax badan aad qabsan kartaa, oon gadaal dambe waqti yar lagu qaban karin. Haddaad iskatagtidna, shalayto ma jirto.
Hadda wax qabso, hadda u naso, saas iskaga shaqayso.
Dadka waxay ku kala gadisan yihiin qaabkay u qaataan aminta, waana arin la xuriirta fitrada, waxa dadka ku dhasheen.
Haddii aad rabtid inaad ogaatid waxaad ku fiicantahay, iyo waxa aadan ku fiicnayn iyo sida ugu fiican ood uga moosan kartid kuwa dambe, fadlan falfaliir kaliya ha cunin, ee la tasho Samatalis Xusseyn Xayle, bilaash, 612, 735, 6673. Shahaado ku haystaa arimahaan, oy u dheertahay kuwo Jaamacadeed iyo wax isbar iyo tijabao qaadatay mug ama amin badan. Ka macaash, waa bilaash.

No comments:
Post a Comment