Monday, April 8, 2013

Qabso shaqadaada markaad qabsan kartid.

Marar waxaa jira aan awoodo inaan shaqo fiican qabsado, markaas haddii aan shaqada qabsado, waxaan qabsadaa shaqo fiican. Marar waxaa jira kuwaas lidkood ah. Waa iska caddahay sida Siciid arintaan uga macaashi karo.


No comments:

Post a Comment