Tafaakur, shaqo kuma laha kufri, ama qarin, waa fikir laga fikiraayo walax, khaasatan wuxuu qofka ka helay. Quraanka wuxuu leeyahay may ka fikiraan waxa ku jira cirka iyo dhulka, hal hal iyo labo labo?
Waxaan si fiican u fakiraa, markaan dadka hor taaganahay, waayo markaan waxaa ogaan karaa si iska cad waxaan sheegaayo inay qiimo leeyihiin iyo in kale. Qaabayso waxaan waajahaa la dhaho go'aan laawanimo. Fikirkaan wuxuu ii sahlay inaan go'aanno cad gaaro, bacdina maskaxdayda ay shaqayso, si loo gaaro wixii la rabay.
No comments:
Post a Comment