Dad waxaa jira waxa iska cad ay u cadyihiin, laakiin waxa adiga kuu cad ay u caddayn. Bacdi shaqadooda waa inay isticmaalaan waxa iska cad si u fahmaan waxaan u caddayn. Lid ay isku yihiin ma aragtaa?
Waxaan ahay go'aan gadaal u dhigte, markaan ugu xagjirsanahayna go'aan laawe. Lidkay go'aan soo hormarsade, markay igu xagjirsantahayna go'aan cad oon laga noqonayn. Marka bacdamaa aan ogaaday meesha aan la liito, waxaa waajib ah inaan ka moosto. Mar walba waa inaan go'aan cad meel ii yaal, ama go'aan laawanimada aa banaanka imaanaysa.
No comments:
Post a Comment