Sunday, June 2, 2013

Xayle waa warame ama mutakalim

Marar waxaa jirta aan si fiican wax u saxo. Waa marka aan muraaqabo fiican suubshay, bacdina aan mixraab ama meel dheer fariisto, bacidna aan dad u akhriyo. 

Marka qabatiin muraaqabo Iyo mixraab ama dad hortood ka hadal. Waxaan ahay  khadiib, ama khudbeeye.

Kaaga daran waa u bagaa, waana ku raaxaystaa. Marka waxaan helay shaqo aan u bogay. Buug aa la dhigay, bacidna waa la gaday, qormo si fiican loo qoray, loona saxay.

Aminta
Waxaan arkay inaan amin badan iska maahsanahay. Marka hadda ka dib waa qor sida loo isticmaalo waaga.

Markaa la isla rabo
Waxaa jirta mar aan aad uga helaayo, inaan wax saxo Iyo mar kale. Waxaan xoogga saaray marka hore. Marka dambana waa ku jihaaday inaan heerka hore gaaro.




No comments:

Post a Comment