Tuesday, June 11, 2013

Walxa lama huraanka u sixidda

Raashin nafaqo leh oo rakhiis aan idiin soo sheegi doonaa, qaabka ugu fiican oon ku helay.
Wali ma helin.  


Waxaan jeclaan lahaa inaan horay ka qoro waxa igu doo dhaca, oon sugin ilaa laga gaaro marka ay tahay inan wax qoro.

Waxaan si toos ah u shaqeeyay waqti dhan 6 saacadood iyo wax ka badan. Barri qorshahayga waa 8 saacadood.

Wax kale oon sheego ma haayo. Marka waxaan idin leeyahay iska dhuma.


Haddii ay jirin cid kormeeraysa, oo iga warqabta, waxaan ku dhexdhumaa shabakadaha. Waxaan iska noqdaa howtul hamag. Marka shaqo ma qabto ilaa dad la socod siiyo oon dhaho shaqadaan aan qabanaa, bacdina aan u sheego 15kii daqiiqaba. Saaxiibada wajibuug aan isticmaalaa inta badan. 

No comments:

Post a Comment