Saturday, June 22, 2013

Sixidda Bugga 6, 22, 2013

0800-1335
Arimo shaqo ku mashquulay, sixiddda wargaysyada shakhsiga ah iyo kan Soomaaliya.
1

1334- 1800 Shaqo bilow. Saaka howlo aan soo qabsaday. Waxaan ogaaday oon ii caddaatay hadday jirin arin aan la qaadan karin, waa adagtahay in wax la qabsado. Amin go'an howshaas qabo ama, waxaan laga qaadan karin aa dhacaaya, sida inaadd bixisid lacag aadan bixin kirin.

Hadday tan jirin qofkaas wuxuu kuu sheegay inuu rabin inuu shaqada qabto; kor Iyo hoos xisaabta waa bixinaysaa adoo khasban, marka maad iska suubisid, ood shaqadaada adoo khiyaar leh. Saacadda soo socota bogag sax, kor uma akhrin karo, laakiin anoo aamusan aan kor u akhrinaa. Afar saac iyo bar oo xiriir ah aan shaqeeyay.Maantana shaqada waxaan qabsaday ayadoo neefta cishooontahay. Quraanka qofka markuu akhrinaayo, neefta waa cishoontahay, markii aayadda la dhameeyo, aa neef la qaataa, haddana meesha aa laga wadaa. Saas aan maanta shaqada u qabsady. Waana mucjiso.

1800-1840 fasax

1840-2000 Shaqadii waa dhammeeyay. Aminta shaqada tan waxay ka dhigaysaa shan saac iyo bar ilaa lix saac.
2000-2200
Meel iska fadhi.
2200-oooo, inta badan amintaan waa lugeeeyay, inta kalena baabuur aan raacay. Lugta waa daawo.
0000-0900 hurdo

 

No comments:

Post a Comment