Sunday, June 30, 2013

Dhabeecada Sixidda, 30kii Bisha Juun, 2013

12:00 am-8:00 am
Amintaan waa hurday. Waa soo kacay mar dhexe, kulayl dartiis, cabbaar kuma noqon.
0800-0830
Amintaan hurdada aan ku noqday. Sidaan runtii ma aha sidaan rabay, inaan amin go'an u qorsheeyo, hordo, intaas ka dibna aanan seexan.
8:30-9:00
Amintaan waxaan ku jiray muraaqabo.
9:00-9:30
Amintaan waxaan ku jiray sixsixdda wargaysyo.
9:00-12:00 pm
Amintaan waxaan akhrisanaayay arimaha Soomaaliya iyo waxaan kaloo dhagaysanaayay warsiyo ku saabsan Soomaaliya.
12:00-4:00 pm
Amintaan waxaan ku jiray shaqo daabacaadda buugga.
4:00-5:00 amintaan waxaan ku jiray fasax.
5:00-7:00 pm
Amintaan waxaan ku jriay Shaqada daabacadaada buuga. Waxaan daabacay buuggii af-Soomaaliga ahaa, oo ka kooban 32 bog.
7:00-12:00 am
Amintaan waxaan ku jiray socod iyo qorshayn aan qorshaynaayay howlo aan rabo inaan dhawaan fuliyo.
Sida muuqata meeshaan waxaa ka maqan nus saac nus saac in la soo wariyo. Xusuuso arintaan haddii habeen dambe aan suubin waayo, taleefankayga aan meeshaan ku soo qoraa isoo wac, bacdina waxaan ku siinaa, $100. Habeen walba aa arintaan la iga rabaa, xawilaad aan kuu soo dhigaa, waxaad dhahdaa, meeshaan nus saac nus saac akhbaar ah kuma jirto, marka $100 isoo dir. Waa balan waa ku sii diraa. Aminta qorhsahaan la rabo waa ka hor 12:00 am, ama saqde dhexe ee waqtiga waashington DC. Saas oo kale, haddii ay sawirkaan hoose aysan ku qornayn akhbaarta aan kor ku qoray, nus saac nus saac ama$100, waa $50 doolar. Habeen dambe.

No comments:

Post a Comment