08:00 am:8:30 am
Sariirta korkeeda iska naso.
8:30-9:00
Wax ka qor arimaha Soomaaliya
9:00-9:30
Wargaysyada gaarka ah wax ku qor
9:30-10:00 am
Diyaari dajwalka maanta, dhamaystir wargaysyada iyo arinta Soomaaliya
10:00-1030 am
Isdiyaarin, quraac iyo qubays iwm
10:30 -11:00 am
10:30 am;11:00
Shaqada bilow. Waxaan u malaynaa inaan noqday Ya'juuj wamaa juuj, waxaan samaynaa, haddana waa ku celinaa, haddana waa ku celinaa.Marka shaki aa igu jira shaqadii ana shalay qabtay inay laabasho u baahantahay, oo la rabo inaan ka soo bilaabo kala bar, bogga 15aad. Marka sidaas aan samaynaa, bog walba waxaan siinaa 15 daqiiqo. Sidaas hadday tahay, qormada oo dhan waxaan ku dhamayn karaa afar saac.Haddana ya'juuj wa maa juuj kale aa noqdo, waxaan ku celinaa 15kii hore, isla maanta, bacdina buuggaan Af-Soomaaliga ah iyo aniga waa noo kala dhammaatay. Walow ay wali harsanaanayso inaan waxaas kombiyuutarka lagu shubo, oo barrii la qabto. Taasoo qaadan karta 4-8 saacadood. Marka oo taariikhda tahay, 27ka bisha waxaan macasalaama isdhahaynaa buuggaan af-Soomaaliga ah oo ka hadlaaya muraaqabada. Macasalaama.
10:30-11: 00am; 30kii Daqiiqo oo la soo dhaafay, waxa kor ku jira aan qoray, iyo waxyaabo kale, marka labo bog ma sixin, ee waxaan saxay hal bog iyo bar. Waxaa igu soo dhacdhacaaya. Marka waxaan ahayn buugga i hor yaala kama fikiraayo, saas oo kale, waa mamnuuc inaan maalayacni galo, haddaan galo, waa inana soo sheegaa, oon isceebeeyaa. Aminta waa 11:04 am
11:00 -11:30 am
Labo aan dhameeyay, si lagu kalsoonyahay. Dagaal culus aan hadda la galaaya tashwiishka, iyo afkaarta iska soo daba dhacaysa markaan isku dayo inaan wax saxdo, oon hal eray kaliya diiradda saaro. Hadda waxaan bilaabaayaa bogga 18aad.
11:30 am-12:00 pm; Amintaan waxaan saxay labo bog ku dhawaad, laakiin wali ma dhammayn. Waxaan u akhriyay eray eray. Laakiin sheekooyin aa iskaga kay soo dhacaaya, waa iska diiday. Askariga markuu dagaal ku jiro ama hooyo markay cunigeeda ka difaacayso shabeel, wax kale kama fikirto; marka sidaas oo kale inaan waraaqada u saxo aan rabaa. Waxaan u malaynaa, haddii aan heerkaas gaaro, inay waraaqda wax yar igu qaadanayso inaan saxo. Laakiin hadda waxyaabo kale oo tiro badan aa i dhibaaya, laakiin waxaan soo warinaayaa inaan ka adkaaday.
12:00:12:30 pm, Amintaan waxaan bartay in eray eray loo saxo qormada. Bacdina noqosho ma jirto.
12:30-1:00 Waxaan ku jiraa bogga 21aad.
1:00 -1:30 pm; Haddana fasax 15 daqiiqo ah. Waxaan ku jiraa bogga 22aad. Fasax ka soo noqo, shaqada wad.
1:30-2:00pm, Soo wari inaad digtoonaanta iskugu gaysay shaqada, bacidna samaysay horayumar balaaran.
2:00-2:30pm, waxaan dhameeyay boggii 24aad.
2:30-3:00 pm Waxaan dhameeyay boggii 25 iyo 26.
3:00-3:30pm Wiswis aa igalay. Marka waxaan ku celiyay 25-26, walina waxaan ku jiraa 26. Wiswis waa laga adkaaday mar dhow maqla.
Shan saac oo shaqo ah aa soo idlaatay. Waxaan ogaaday inaan u baahanahay tabobar badan oo dhanka diirad saaridda ah. Haddana Hal saac oo fasax ah. Runtii 5 tii saac oo tagtay waxaan nasatay oo kaliya 15 daqiiqo. Waxa dadka daaliya, shaqada ma aha, ee waa fikirka maalayacniga ah iyo jaaqjaaqda maskaxda ka socoto, marba wax ku mashquulinaaya qofka.
3:30-4:30 pm Fasax. Waa iska seexday nu saac, inta kalana waxaan raashin aan iska cunay.
4:30-5:00 pm, Runtii in eray eray diiradda loo saaro waa raaxo. Raaxo kale uma baahnid. Marka haddana shaqo kale. Soo wari inaan eray eray u akhrisay. Waxyaabaha ku mashquuliya aad meesha ka wareejinaysaa, bacdina shaqo raysa aad qabsanaysaa.
5:00 -5:30pm
Bogga 29aad aan ku jiraa. Mar dhow waxaan u dhawahay inaan buugga u saxo sida Hooyo ka difaacaysa libaax cuni raba cunigeeda, ama Askari furin ku jira uu dagaal ka socdo.
5:30-6:00 pm, Bogga 29aad waa dhameeyay. Intii ka horaysay, kuwii hore aan ku laabtay.
6:00-6:30 pm, Fasax dhan 20 daqiiqo aan iska galay, haddana dib u bilow shaqo, 6:13pm
6:30-7:00 pm, Bogga uga dambeeya wuxuu u baahanyahay in dib loo qoro, laakiin ma badna, barri alasay aan ku quraacanaa. Hadda 15 bog oo hore aan markii ugu dambaysay dib u saxaa ilaa aan ka wadi waayo.
7:00-7:30pm, Aminta waa 7:00 pm; waxaan ku jiraa bogga saddexaad. Marka meeshaan kama kacaayo ilaa aan dhameeyo. Saacaddii lix bog haddii la dhaho, labo saac gudahood waa ku dhamayn karaa.
7:30-8:00 pm 0kii la soo dhaafay waxaan dhameeyay, 3, 4, 5, haddana waxaan bilaabaa 6, waxaan isku dayaa inaan dhameeyo, 6, 7, 8. Marka la gaaro 8:00 pm
8:00-8:30 pm, Waxaan gaaray illaa bogga 8aad.
Waxaan maraaya bogga 11aad. Aminta waa 8:30 pm.
8:30-11:30 pm
waxaan iska qabsaday howlo muhiim, ah iyo qaar aan muhiim ahayn, marka hadda ka dib, barri laga bilaabo, howlahaan waa in la qoroaa.
11:30pm waa iska seexday. Muraaqabo uma baahnayn, ee hurdo aa I haysay. Waa markii ugu horaysay aan si fiican u daalo. Kana soo kaco hurdada anoo nastay, 8:00 am.

No comments:
Post a Comment