Friday, June 14, 2013

Tayo iyo Tiro

1407
Marar waxaa jirta qofka uu daalka ka guuraayo. Markaan wuxuu diyaar u yahay shaqo. Marar kale waxaa jira qofka uu daalanyahay, waxna qabsan karin. Markaan qodka waa inuu shaqada sii wadaa si ay u badato inta uu shaqaysan karo asagoon daalin, si markaas loo qabto shaqo tayo leh oo tiro badna.

No comments:

Post a Comment