Jadwal isbuuci ah samaysigiisa waa inaan caado ka dhigtaa. Haddaan awoodin, mid maalinle ah waa inaan suubisaa, bacdina hirgalisaa. Saas oo kale, saacadle suubi.
1513 Hadda waxaan shaqada u wadaa si fiican. Waxaan bartay inaan si tartiib ah wax u wado oo miyir leh. Waxaan iska dhaafay islahadal kale iyo dhaqdhaqaaq macno la'aan ah. Waxaan diiradda isku geeayay hosha aan haayo.
1516 Xiriir wayn aa ka dhaxeeya wuxuu qofka suubinaayo, iyo wuxuu dareemaayo. Si fiican uu dareemaayaa marka wax si fiican u suubinaayo. Bacdina waa u bogaa si waditaanka howshaas.
1537 shaqooyinka aan qabto markaad si tartiib ah wax wadwado, waa kuwo aan u baahnayn in gadaal loogu noqodo.
1605 markaan si tartiib ah qoro, waa hubaa buuggaan in la gadanaayo, Meel sarena aan adduunka ka gaaraayo. Waxaan helay qaab wax loo qoro, loona saxo. Marka waa in lagu tijaabiyo bal inuu nolol soo saari karo.

No comments:
Post a Comment