Friday, June 7, 2013

Sida shaqo fiican loo qabsado.

Qofka markuu daalanyahay wuxuu noqday baabuur aan shidaal lahayn. Ma socon karo, sida caadiga ah. Marka is ow u socdo waxaa lama huraan ah inow shidaal qaato.

Qofka markow rabo inow qabto shaqo tayo sare leh, waa lama huraan inow shidaal haysto.

Dadka qaarkii markay daalaan waxay cabbaan cabitaanada kaafiinka leh, sida shaaha, bunka Iyo kookada.

Muraaqabada naftigeedana dadka waxay waa baraarujisaa.

Marka qofka waa inuu shidaal haysataa si ow shaqo u qabto. 


Saas oo kale si shaqo fiican loo qabto waa lama huraan in qofka leeyahay balan: waqti hebel shaqadaan dhamee, ama lacagtaas iska bixi. Markay saan jirto qofka wuxuu qabtaa shaqo fiican. Hadday jirina uma badna qofka inuu qabto shaqo fiican. Arintaan waxaan ogaaday markaan si fiican u fiiriyay qaabkaan u shaqeeyo.

Marka soo wari inaad qaabkaan u shaqaysay. 

Saas oo kale waxaan seexday 8 saacadood. Marka arintaan waa sii wadaayaa ilaa ay caado ka noqoto.



No comments:

Post a Comment