Marar waxaa jira qormada ay rabin saxitaan. Waxaan go'aan ku gaaray inaan wax qoro amintaan kaliya. Amintaan waxay dhacdaa ka gadaal marka si raysa la isku korjoogteeyay, Iyadoo la raacaayo habka iskorjoogtaynta aan labada buug ee soo bixi doona 30ka Juun ku sheegay, ka gadaal marka si ka maran iska dhigdhigid.
Waxaan u malaynaa qormada noocaan ah waxaa la qoraa marka qofka lagu ilhaamiyay Iyo markay wax haayaan.
Arintaan waxaa la dhihi karaa waa qormada walaxaynta, mar walba qofka wuxuu wax ka qorayaa waxa markaas haysta.
1230
Saacaddii la soo dhaafay, waxaan haayay, shaqo fiican, laakiin waxaa jirtay 16 daqiiqo oon maalayacni iska galay, tii waxaan isku ciqaabay inaan 16 daqiiqo meel fadhiyay. Haddana shaqo dib u bilow. Soo waran 15 daqiiqo ka dib.
No comments:
Post a Comment