0100-0900
1212-1230
Kor uma qaadin, sixid aan ku jiray.
1230-1245
Kor u qaad markaan. Kor aan u qaaday, shaqo fiicanna waa qabtay.
1245-1345 shaqo
1345-1400 bareek
1400-1530 shaqo, wallow aan 10 daqiiqo mar maalayacni iska galay. Afar saac ku dhawaad oo shaqo aan qabtay, shaqo qiimo leh.
1530- qado1800 iyo nadiifin. Labo saac iyo bar ay igu qaadatay ka dib markii aan dhar dhaqoq galay, iyo sheeko maalyacni ah.
1800-20000
amintaan oo dhamays labo saac, waxaan galay safar dhanka dhulka ah si aan maskaxda mar labaad ug nugleeyo inay shaqo qabato. Waxaa la dhahi karaa looma baahna waxaad u baahnayd oo kaliya inaad nasatid. Waa mid meesha ku jirta; waayo daal aa I haayay.
2000-0000
labo saac iyo bar ayaan waxaan qabtay shaqo fiican, oo runtii ka fiican shaqooyinka aan qaban lahaa haddii aan lugta dheer gali lahayn. Haddana waxaan ogaaday, waraaaqda aan saxay inay ahayd waraaq oo aan horay u qoray, oon u saxay, sidaas darteed, waxaa lama huraan noqotay inaan saxo waraaqdii saxda ahayd. Wixii aan qabtay ma aha hal bacaaad lagu lisay, oo gadaal aa loo isticmaali karaa laakiin waa u egtahay. Bacdina waxaan bilaabay inana soo lugeeyo, oon guriga imaado 12: 00 am. Amintaan waxaan u isticmaalay inaan wax ka qoro wadanka Soomaaliya. Haddana markaan diiradda ma saarin shaqada, laakiin shaqo iska roon waa qabtay.
0000--0200
Jabkii ugu waynaa ee maalinta wuxuu dhacay amintaan. Shaqana waa qabtay waxaana bilaabay inaan iska fiirsado fiidiyowyaal, aan horay u duubo, oo iskaga qosqoslo; marar badan ay igu soo dhacday inaan meesha ka kaco oon seexdo si aan barri shaqo fiican u qabsado. Haddana ma samayn. Arintaan waxaan rabaa inaan ku daro, go'aan aan gaaray, ma dhacayso hadda ka dib inaan kombiyuutar inaan hor fariisto ilaa hadday jirto waa inaan shabakadda ku qoraa inaan hor fariistay, 15kii daqiiqana ama wax la mid ah waa inaan soo wariyaa waxaan gacanta ku haayo, Tan waxaa la dhahaa iskorjoogtayn.
0200-0820
amintaan waa hurday, oo dhan 6 iyo labaatan daqiiqo. Haddana waa soo jeedaa. Daal lugaha ah aa jira, oo inta badan xiriir la leh daalka madaxa. Haddana meesha waa ka saarayaa.
O0900-0920 ku noqo hurdo
Muraaqabo, Hal saac oo muraaqabo ah. Maanta waxaan dareemaayaa si fiican, sababo la xiriira socodkii dheeraa ee aamuska shalay, Iyo shaqadii wanaagsnayd een qabsaday. Shaqada laguma cabiro waqti ee waxaa lagu cabiraa tayada Iyo tirada shaqada la qabtay.Tayada Iyo tiradana, waxaa mudnaanta koowaad leh tayada.
1023-1100
Haddana diyaar garow. 14 daqiiqo soo daahay. Haddana shaqo soo wari 40kii daqiiqo. Waxaan dareemaayaa daal waxaana. Mana hubo waxay tahay, marka meeshaan ka saaraayaa arintaas ka bacdi marka mashiinka shaqada kaco. Waxaa la dhahaa haddaa shaqo rabtid in la qabto qof mashquulsan u dhiib. Waxay ila tahay sababta waa mahiinkiisa aa kacsan.
11-1209 pm
Markaan saxaayo casharada, codka kor waa u qaadi la'ahay. Marka 15kii daqiiqaba soo wari. Markaan codka kor u qaado, si fiican aan wax u sixi karaa.
Markaan saxaayo casharada, codka kor waa u qaadi la'ahay. Marka 15kii daqiiqaba soo wari. Markaan codka kor u qaado, si fiican aan wax u sixi karaa.
1212-1230
Kor uma qaadin, sixid aan ku jiray.
1230-1245
Kor u qaad markaan. Kor aan u qaaday, shaqo fiicanna waa qabtay.
1245-1345 shaqo
1345-1400 bareek
1400-1530 shaqo, wallow aan 10 daqiiqo mar maalayacni iska galay. Afar saac ku dhawaad oo shaqo aan qabtay, shaqo qiimo leh.
1800-20000
amintaan oo dhamays labo saac, waxaan galay safar dhanka dhulka ah si aan maskaxda mar labaad ug nugleeyo inay shaqo qabato. Waxaa la dhahi karaa looma baahna waxaad u baahnayd oo kaliya inaad nasatid. Waa mid meesha ku jirta; waayo daal aa I haayay.
2000-0000
labo saac iyo bar ayaan waxaan qabtay shaqo fiican, oo runtii ka fiican shaqooyinka aan qaban lahaa haddii aan lugta dheer gali lahayn. Haddana waxaan ogaaday, waraaaqda aan saxay inay ahayd waraaq oo aan horay u qoray, oon u saxay, sidaas darteed, waxaa lama huraan noqotay inaan saxo waraaqdii saxda ahayd. Wixii aan qabtay ma aha hal bacaaad lagu lisay, oo gadaal aa loo isticmaali karaa laakiin waa u egtahay. Bacdina waxaan bilaabay inana soo lugeeyo, oon guriga imaado 12: 00 am. Amintaan waxaan u isticmaalay inaan wax ka qoro wadanka Soomaaliya. Haddana markaan diiradda ma saarin shaqada, laakiin shaqo iska roon waa qabtay.
0000--0200
Jabkii ugu waynaa ee maalinta wuxuu dhacay amintaan. Shaqana waa qabtay waxaana bilaabay inaan iska fiirsado fiidiyowyaal, aan horay u duubo, oo iskaga qosqoslo; marar badan ay igu soo dhacday inaan meesha ka kaco oon seexdo si aan barri shaqo fiican u qabsado. Haddana ma samayn. Arintaan waxaan rabaa inaan ku daro, go'aan aan gaaray, ma dhacayso hadda ka dib inaan kombiyuutar inaan hor fariisto ilaa hadday jirto waa inaan shabakadda ku qoraa inaan hor fariistay, 15kii daqiiqana ama wax la mid ah waa inaan soo wariyaa waxaan gacanta ku haayo, Tan waxaa la dhahaa iskorjoogtayn.
0200-0820
amintaan waa hurday, oo dhan 6 iyo labaatan daqiiqo. Haddana waa soo jeedaa. Daal lugaha ah aa jira, oo inta badan xiriir la leh daalka madaxa. Haddana meesha waa ka saarayaa.
No comments:
Post a Comment