Sunday, June 2, 2013

Sida Qormo loo Saxsaxo

Xirfadda sixidda 
Waa wax la saxaa hadda. Waagu waa hadda oo tiro badan oo iska dabo socda. Marka wax yar sax hadda, haddana wax kale oo yar hadda  ilaa aakhirka. Waxa yar ha yasin. 

Wax walba oo qiimo leh waa wax la qabtay hadda. Garo tan. Shaqada ugu fiican oo la qabtay waa kuwo la qabtay hadda oo la ururiyay. Garo tan, mar kale. Sixiddana waa sidaas.

Xeerka hadda waa hadda waxaan qabo, haddana waxaan qabo, haddana waxaas qabo  iwm. Sidaas u soco. 

Sixitaano waxaa jira dhahaaya saan u sax, haddaan loo sixin, ama la isku qancin inay khaldanyihiin, kuma dhaafaayaan, waa kugu soo noqnoqonaayaan.

Shaki kuma jiro inay rayso in waxa la qabto markay ku haboon yihiin. Waana waxaan rabo inaan qabatiimo.

Arintaan waxay walax ka tahay fikir dhahaaya waxaa jira macquulaat, ama wax jira kara, laakiin ma jiraan, shaqadaada waa waxaan wax jira ka dhig, waxa kalena iska dhaaf.





No comments:

Post a Comment