Monday, June 24, 2013

Qabatiinak Sixidda Juun 24keedii, 2013

9:30-1040
Amintaan aan hurdo ka kacay, bacdina waxaan galay saxsidda wargayska gaarka ah, bacdina waxaan wax war kooban ka qoray arinta Soomaaliya.
1040-1120
Isdiyaarin, quraac iyo qubays iyo waxaas.
1120-1200
Muraaqabo ama iskorjoogtayn
12-1250
Daal, waa iska seexday.
1250-1320
ka Fikir waxaan maalinta samayn lahaa.
1320-1630
Waxaan ku jiray safar, iyo u diyaar garow safar. Haddii si fiican loo diyaarin lahaa safarka waqti yar uu qaadna lahaa. Wuxuu qaatay saddex saac. Amintaan waxaan kaloo soo daabacday buuggii af-soomaaliga ahaa, bacdina waxaan bilaabay inaan saxitaan ku bilaabo.
1630-2130
Sax buugga.
2130-0000
Amintaan iska naso, bacdina safar, bacdina muraaqabo, bacdina iska seex.
000-0800 iska hurud

No comments:

Post a Comment