Friday, June 14, 2013

Marka Shaqo si Fiican loo Qabsado

2:00 pm,
Qormooyinkii shalay la saxay aan maanta ku noqday, si aan mar labaad u saxo.Waxaa la dhihi karaa, maad hal mar si tartiib ah u saxdid, si tartiib ah oon noqosho lahayn, intaad maalin walba meeshii shalay ku noqonaysid. Maya shalay waxay ahayd qaabka warka u dhacaayay, maantana waxyaabaha yaryar. Waxaan shaqeeyay, hal saac iyo 15 daqiiqo.

3:30 pm
Saacad iyo bar ku dhawaad shaqada waa waday sixidda, sababtana waxaa waaye waxaan iswaydiiyay, sida dadka akhrisanaaya ay lacag uga heli karaan qormadaan

4:30 pm
Shidaal inaad haysatid waaye si aad shaqo u qabsatid.Tanaan caado ka dhiganaa. Naso, wax cun, bacdina shaqayso intaand shidaal haysatid. Adoo daalan ama gaajaysan shaqo ha qabsan

No comments:

Post a Comment