Monday, June 3, 2013

Maalintii labaad

Maanta sixidda waxaan u qaybinaa qaybo. Waxaan dajinaa yool, bacdina waxaan ku dadaalaayaa inaan yoolkaas kaa gaaro. 

Markaan shaqada wadi waayo, waa nasasho. 

No comments:

Post a Comment