Wali si fiican uma qabatiimin inaan seexdo xilli go'an kana soo kaco xillig go'an; Xalay waxana seexday 12:46am, kana kaco 0900am, amin dhan 8 saacadood. Qof aan saaxiib nahay aan wacaayaa, bacidna $50 aan siinaaysa haddaan jadwalka hurdada ixtiraami waayo. Sida caadiga ah 30 daqiiqo ka hor waa inaan ka agdhawahay sariirta. Waayo inta badan waxaan jeclahay inaan iskorjoogteeyo intaan seexan ka hor.
0000-0045 waxaan ku Jiray iskorjoogtayn.
0900-1100 Amintaan waxaan ku jiray sixidda iyo qorista qormooyinkii shalay.
1100-1238 Amintaan waxaan ku mashquulsanaa qorowga akhbaaro ku saabsan wadanka Soomaaliya, diyaar garow. Qormooyin sixitaan rabay waa soo daabacay.
1238-1355 Amintaan sixitaan aan ku jiray. Waa saacaddii koowaad iyo 15 daqiiqo oo shaqo ah. Waxaan bilaa fasax ahaa amintaan 4 saac iyo waxoogaa.
1355-1416, nasasho
1416- 1640 , Sixitaan aan markaan ku jiraa. Afar saacadood oo shaqo ah.
1640-1740
Amintaan waxana qaatay fasax. Waxaan ogaaday saaka inaan iloobay inaan iskorjoogteeyo, marka amintaan aan iskorjoogtayn sameeyay, waana iska tukaday.
1740-1855 Shaqo. Amintaan waxay ka dhigaysaa intaan shaqeeyay 5 saacadood. Waa intaan buugga ka shaqeeyaye, shaqo kale oo horay aa jirtay oon ka shaqeeyay joornaalka maalinlaha ah iyo arinta Soomaaliya. Arintaan marka ugu yaraan waxaan ku jiray labo saacadood. Marka intaan shaqeeyay waxay ka dhigaysaa 7 saacadood.
1855-2109
Amintaan filin aan iska fiirsaday aad u fiican oo hindi ah.
2109-2138
Waxaan iska galay salad iyo muraaqabo si aan shaqo ugu diyaar garoobo.
2138-2240 Waxaan ku jiray shaqo. Tan aminta manta la shaqeeyay waxay ka dhigaysaa 8 saacadood.
2240-2325 Amintaan waxaan ku jiray qoridda qormadaan.
2325- 0000 Amintaan waxaan saxsaxay qormadaan, waxoogaa maalayacni ah, oo shabakadaha iska fiirfiiri, bacdina waa iska seexday.

No comments:
Post a Comment