Tuesday, November 27, 2012

Afka Riyada iyo Dumarka

Dumarka iyo afka jirka, codka iyo guud ahaan warka aan afka laga sheegin oy rayadu ku hadasho wuxuu u baahanyahay fasiraad, laakiin waxba ma qariyaan, waxna ma sheegaan.

Dadka kale waxaan ku samaynayno inta badan ma ogin, laakiin waxaan ognahay,
mararka qaarkood waxa dadka kale nagu sameeyeen, tanaa laga yaabaa inaan ka duulno. Qof kalena tanaa laga yabaa inuu ka duulo.

Dareemayaasha waxay ku shaqeeyaan dareenka, fikirayaashana fikirka. Labadaan inta badan waa saan iyo saan ee ma aha saas iyo saas. Qofka hadduu dareeme yahay, dareenka madkuu fiicanyahay inuu ku shaqeeyo waaye, markuu fiicnayna inuu baaro.

Adiga shaqadaada ma aha dad kale, ee waa naftaada. Maalin maalmaha ka mid ah anigoo iswaardiyaynaaya aan waxaan arkay anoo qof caynaya. Waagii hore ma ogayn, dadaan iska nici jiray, hadda ma sameeyo. Dadka kale waxba igama galin.

Siyaasada riyada. Riyada inta lagu jiro waa la isku waxyoodaa.



Non-verbal language of women and dreams neither tell nor hide, but they require interpretations.

I understand stuff when I verbalize, I practice verbalization, especially in the form of paraphrasing. What if someone who understands by paraphrasing remains silent?

Some people are unaware what they are non-verbally saying to others. Thus, they are surprised when others say something in return. Such people ought to remain indifferent, unless there is mutual aspirations for something.

No comments:

Post a Comment