Friday, November 2, 2012

Habituation of dual tasking

Very often we are not aware this is an instance of this general idea. This is the difference between universal and particular.

I know dual tasking as in an excellent way to get work done, but I did not remember it in the las few days when I was doing some work.

Dual tasking works because every two thoughts a bodily movement must come in between them, otherwise you will remain in the same thought; there is not freshness; that is why some people say you can stop new thoughts by remaining still.

Try also to move when you are talking to allow more thoughts in .

Body movements and tone are sign posts of communications; follow them with caution.

Ideas come In droves when one identifies what he or she wants and then does something else, such as learning how to use your cellphone or cleaning your place and so on.

Females, I also noticed, are attracted by this, when one focuses his lifetime work in view of making money out of it, in a way that absorbs his entire attention, they are fascinated.

The longer this goes on, the more attractive he becomes, partly because I think of his increased confidence.

Inta badan kama warqabno in waxaan ay qayb ka yihiin wax guud oon aaminsanahay.

Tusaele ahaan waxaan ogaa sidaan: labo shaqo qabshada waxay ii sahashaa inaan shaqo fiican qabsado.

Laakiin tan ma ogayn markaan shaqada u fariistay.

Labo fikir waxaa dhexyaala dhaqdhaqaaq jir, marka hadday saas tahay, fikiro cusub haddaad rabtid, fikir bacdina dhaqaaq, haddana fikir bacdina dhaqaaq, ilaa dhamaadka.

Aristotal tanuu ogaaday, bacdi waa khudbayn jiray, bacdina waa socon jiray, bacdina waa khudbayn jiray, bacdina waa socon jiray. Marka asaga iyo xirtiisa waxaa la dhihi jiray socoto.

Marka haddaad rabtid sheeko fiican, lugee. Runtii, nin fakira wuxuu dhahay labo dakhtar aan qabaa: labadayda lugood. Dadaa meharad ka dhigtay socodka iyo wax la isku daaweeyo.

Ma rabtaa dumarka inay ku shukaansadaan? Raadso dookh aad jeceshahy, ama shaqo guud ahaan, bacdina si fiican u qabso adoo u shaqaynaaya inaad lacag ka heshid. Dookh iyo shaqo, labadaan oo la isku laray waa birlabka dumarka.

Maqaayadaha fariiso bacdina howshaan qabso, dumarka waxay ku leeyihiin I guurso, waa wax la ogaaday, lacagtna waa sidaas, bacdina dheh lacagta keena, een waxaana qaata.

Waxaan aad qabsatay bacdi waxaad u isticmaali kartaa inaad u qaaraantid qadiyadaha aad ka heshid, adigoo ka dhaansanaaya.





No comments:

Post a Comment