Waxaan ku guda jiray shaqo ay wax badan ku xiranyihiin waxaan aa dhacay
Amin dhan 5 saacadood iyo bar aan si xiriir ah u shaqaystay. Haddan afar saac oo kale waxba ma qaban. Waxaan isdhahay iska naso. Waxaa igu soo dhacday mar walba ood shaqaynaysid, waxaad u baahantahay shah. Marka iska naso. Nasashadii looma aayin. Wax lagu farxo ma noqon.
1- Wax kale kama fikirin
2- Waxaan ka fikiray wax walba oo dhici kara, wax kalena kama fikirin, anoo maray wadiiqo aan si faahfahsan wax uga qoray, kuna soo bixi doonta buug soo bixi doona 30ka bishaan Juun, 2013.
Waxaa igu soo dhacday haddaan shaqadayda sidaan u qabsado, shaki kuma jiro, inaan baaso badan ka helaayo.
Marka ma shaah aa shidaal ii noqonaayo?
Nasashada ugu fiican, intaan ogahay waa soo jeedka.

No comments:
Post a Comment