Friday, June 21, 2013

Qabatiinka Sixidda Juun 21, 2013

Hurdo, 8 saac, salaad tuko, haddana ku noqo
Iskorjoogtayn, 

0915-1030; Qormooyinka dhacdooyinka maalinta af-ingiriis u badal, af-ingiriis ku dar warkii Soomaaliya. Taas hadda waa dhamaatay, bacdina 6 daqiiqo oo maalyacni ah. Haddana diyaar garow iyo shaqo cusub bilow.

1038-1117
Diyaar garow 

1117-1200
Waxaan saxaaxay buugga.Waxaan dhameeyay 40 daqiiqo oo shaqo ah ku saabsan buuggaa iyo saacad iyo bar siyaasada iyo joornaalka maanta. Amintaan waxay isku tahay 2 saac iyo tobon daqiiqo. Marka 15 daqiiqo aan meeshaan ka maqnaanaa.
Fasax
1217-1422
Amintaan waxaan ku jiray shaqo sixsixid ah.Halkaan markaan waxay u egtahay inaan qabtay ku dhawaad 3 saac oo shaqo ah.

1422-1456
Fasax
1456-1649
Labo saac oo kale oo shaqo ah. 5 saac oo shaqo buugga ah.

1649-1755
Fasax kale, filin aan iska fiirsaday.

1755-1847
Raashin karso, tuko, muraaqabo samee, si aad shaqo u qabatid. 

1857-1930
Sixsixid xagga higaadda ah aan dhameeyay, oo waqti badan ugu qaadan lahayd.

Waxaan u lugeeyay magaalada si aa qoraalo u soo daabacdo. Waxaan lugeeyay labo saac ku dhawaad. Kadibna waa soo lugeeyay, bacidna baabuur aan soo fuulay, guriga aan imid waa seexday.

Amintaan waxay dhamayd 4 saac Iyo bar. Arimahaan inay fiicanyihiin Iyo in kale lama ogaan karo haddii aan 15kii daqiiqaba la soo warin waxa socda. Saas aan samaynaa maanta. Waxaa muuqata in loo baahanyahay ulajeedoiyin jadwalaysan.



No comments:

Post a Comment